Madaxweyne Farmaajo oo tababar usoo xiray Saraakiil ka qalin jabisay Turksom (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee Layli Saraakiil iyo Dufcaddii 4-aad ee Layli Saraakiil Xigeen ee ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo ka qalin-jebiyey Dugsiga Tababarka Ciidamada ee TurkSom ayaa abaal-marinno guddoonsiiyey Saraakiisha iyo Saraakiil Xigeennada galay kaalmaha hore. Madaxweynaha ayaa … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo tababar usoo xiray Saraakiil ka qalin jabisay Turksom (Sawirro)